SCOREBOARD
YOU'RE WORKING HARD. LET'S MAKE IT COUNT.
WAAD DADAALAYSAA. AAN DADAALKAAGA NATIIJO U ROGNO.
Bring one real goal from your life. For 7 days, discover what is moving you forward, what is wasting your effort, and what to do next.
Keen hal natiijo oo dhab ah oo noloshaada ka mid ah. 7 maalmood gudahood ogow waxa ku horumarinaya, waxa dadaalkaaga luminaya, iyo tallaabada xigta.
YOU'RE DOING A LOT.
BUT WHAT IS ACTUALLY MOVING FORWARD?
Wax badan ayaad qabanaysaa. Laakiin maxaa dhab ahaan horumaraya?
You stay busy. You make plans. You start things. Your time, attention and energy are being spent — but the result is not always clear.
Waad mashquulsan tahay. Qorsheyaal ayaad samaysaa. Waxyaabo ayaad bilowdaa. Waqtigaaga, dareenkaaga iyo tamartaadu way baxayaan — laakiin natiijadu mar walba ma cadda.
PUT ONE REAL GOAL
ON THE SCOREBOARD.
Hal natiijo oo dhab ah geli SCOREBOARD-ka.
Stop measuring how busy you are. Start measuring whether your effort is actually creating progress.
Jooji inaad cabbirto inta aad mashquulsan tahay. Bilow inaad cabbirto in dadaalkaagu dhab ahaan horumar abuurayo.
FROM ACTIVITY
TO PROGRESS.
Mashquul keliya ma aha. U beddel dadaalkaaga horumar la arki karo.
Busy.
Starting.
Reacting.
Unsure what is working.
One goal.
Clear actions.
Finished work.
Measurable progress.
EVERYTHING YOU NEED
TO PUT IT INTO PRACTICE.
Wax kasta oo aad u baahan tahay si aad u dhaqangeliso.
THE QUESTION IS NOT:
“HOW HARD DID YOU WORK?”
WHAT CHANGED?
Maxaa dhab ahaan isbeddelay?
BRING ONE REAL GOAL.
LET'S SEE WHAT CHANGES.
Keen hal natiijo oo dhab ah. Aan aragno waxa isbeddela.
You already know you can work hard. Now discover whether that work is actually moving you forward.
Waxaad ogtahay inaad dadaali karto. Hadda ogow in dadaalkaasi dhab ahaan ku horumarinayo.